macaanku (Diabetes) waa xunuun mudo dheer qaata waxaanad u bahaan tahay dhakhtar Ku takhasusay macaanka iyo sida loo daweeyo.

Diabetes is a chronic disorder and you need the right endocrinologist to treat you.

Daawo muuqaalka videoga Dr.Ahmed Abdiaziz Dahir ee ah sidaa loo contaroolaa macaanka.

Dr.Ahmed Abdiaziz Dahir tells you more on how to control your diabetes

 

Muqaalka waxa uu Ku tusayaa cuntooyinka laqaato Marka macaanka lagugu sheego ( Dr. Ahmed Abdiaziz Dahir)

Foods to take when diagnosed

 

Kala xiriir whatsupka (+252 634066725 or +91630337330) si aad ulaxiriirto dhakhaatiir Indian ah si aad ugahesho warbixin dheeraada

Contact us on Whatsapp (+252 634066725 or +916303337330) to connect to endocrinologists or diabetologists from India